Fanaanadda Farxiya Kabayare Oo Wacdaro Ka Dhigtey Arooska Dalmar Yare (Video)

Fanaanadda caanka ah ee Farxiya Kaba Yare ayaa wacdaro ka dhigtay Xafalad Aroos ah oo loo dhigey Saaxiibkeedii hore ee Dalmar Yare, heesta halkaasi ay ka qaaday oo jawaab u ahyed hees hore fanaanka uu uga qaaday Xafldaddeedii arooskeeda ayaa Erayada heestan waxa ka mid ahaa “Sabankii horeetee farxaddu isaarneyd, sugaanaan jecleystiyoo Ubaxbaad isiisoo dhinaceyga saartee”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE