Akhriso Taliye Ku Xigeenka Nabadsugid Iyo Sirdoonka Dowladda Fedaraalka Oo Iska Casilay Xilkii Uu Haayey

Taliye ku xigeenka Nabadsugidda Soomaaliya Cabdi Salaan Yuusuf Guuleed ayaa wareegto maanta uu soo saaray ku sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka haayey Nabadsugidda qaranka.

Warqadda uu isku casilay Taliye ku xigeenka ayaa wuxu u gudbiyey Madaxweynaha Dowladda fedaraalka, mana sheegin sababta ka dambeysa in uu iska casilo xilka.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE