Isu Soo Bax Dhaqameed Oo Maanta Lagu Qabtey Degmada Nambar 50 Ex Raaxoole Ee Gobol Shabeelada Hoose (Sawiro)

Shacabka ku dhaqan degamada Raaxoole Ex Nambar 50 Ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa maanta isu soo bax weyn ka sameeyey deegaanka, iyagoo wata Waramo iyo Gaashaan loogu talagalay shirta.

Laashimiin caan ah ayaa soo bandhigay suugaan kala duwan oo ay ku cabirayaan hormarka deegaanka iyo isu duubnida Shacabka oo diidey in la gumeysto, waxa sidoo kale shirtan lagu soo bandhigay Gabayo ka hadlaaya halganka iyo heerya diidka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE