Real Madrid Oo Ku Guuleysatey Horyaalka Spain Iyo Barcelona Oo Kaalinta Labaad Soo Fariisatey

Naadiga Real Madrid ayaa ku guuleystay horyaalkoodii koobaad ee La Liga Ah tan iyo 2012 kii, kadib markii ay guul qurux badan ka gaarreen ciyaartii dhamaadka ee sida weyn looga dhur sugayay, taas oo ay ku garaaceen kooxda Malaga.Real Madrid secured the La Liga title after a hard fought 2-0 victory over a spirited Malaga side

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa bilowgii ciyaartaba shabaqa ku shubay goolkii koobaad ee Real Hogaanka ciyaarta ku qabatay, isagoo ku leexiyey kubad uu u soo dusiyey Isco, kalana daba wareegay goolwade Carlos Kameni shabaq banaana ula tagay oo dhex dhigay.

Real's players stream out onto the pitch after the final whistle signalled their first league title triumph since 2012

Waxaana mid labaad raaciyey Karim Benzema qaybtii dambe ee ciyaarta kadib markii uu soo tufay goolwade Carlos Kameni darbad xooganayd ee uu ku tuurey Sergio Ramos.The players gather for a photo, before they turn their attentions to the Champions League final against Juventus next week

Real, oo dhibic kaliya u baahnayd, waxay hadda kadib isu diyaarinaysaa, kulanka Juventus ee Finalka Champions League, si ay ugu labayso guulaha sanadkan.Cristiano Ronaldo fired Real Madrid ahead after just 90 seconds on a day where they needed only a point for the league title

Dhinaca kale Kooxda kubada cagta ee Barcelona oo hirdan ugu jirtay in ay Real ka hor qaado koobka horyaalka Spain isla markaana badisay ayaa fadhida kaalinta labaad, waxaanay sidaasi ku noqotay kooxda labaad ee kala horeynta horyaalka dalkaasi

Messi holds his head in his hands after missing his first penalty attempt of the eveningEibar players celebrate following their shock opening goal inside ten minutes at the Nou Camp

ISHA HORN Cable

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE