Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Ka Dareen Celiyey Maleeshiyadii Laga Saaray Iyo Reer Shabeelada Hoose Oo Wajahaya Khaska Maleeshiyadaas (Video)

Magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa laga saaray Maleeshiyadii ugu Badnaa ee daadsanaa wadooyinka, kuwaasi oo hada loo Wareejiyey saldhigyo ku yaalla Gobolka Shabeelada Hoose.

Shacabka Magaalada Muqdisho oo ka hadlay Maleeshiyada laga saaray magaalada ayaa si hididiilo ay ku jirto uga daeen celiyey, waxaana ay ku baaqeen in magaalada laga ilaaliyo Maleeshiyaad lagu sheegayo inay ka tirsanyihiin Wasaaradda gaashaadhigga hase ahaatee u abaabulan qaab beeleed.

Maleeshiyada laga soo saaay Muqdisho oo intooda badan aan laheyn Tawabar Ciidan iyo aadaabta Askaiga ayaa waxa lagu wadaa in lagu siii fasaxo degmooyin iyo deegaano ka tisan Shabeelada hoose, Saraakiisha Gaashaandhigga ayaan weli ka fakarin dhaqanka Maleeshiyadan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE