Dhageyso Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Oo Ka Hadlay Safarka Uu Ku Joogo Magaalada Hageysa Iyo Kulamo Uu La Qaatey Madaxweyane Siilaanyo

Maalmihii ugu dambeeyay Waxaa magaalada Hargeysa ee xaunta Somaliland ku Sugnaa  hogaamiyaha maamulka Khaatumo, Waxaana Waraysi uu siiyey Idaacadda VOA  uu uga hadlay Safarka uu ku Joogo Hargeysa iyo  qorshaha uu halkaasi u joogo, Wuxuuna sheegay inuu doonayey inuu u sii Gudbo dalka Kenya.

Wuxuu ka hadlay Sida Nabadgelyo loogu soo dabaali Karo Wadahadalka u dhexeeya Labada dhinac,    Wuxuuna xusay inuu Mar kale kusoo noqon doono Hargeisa, dibna laga ogaan doono halka ay ka dhici doonaa Shirarka kale ee Labada dhinac u dhexeeya.

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE