Madaxweynaha Dalka Mareekanka Oo Gaaray Dhulka Ay Xoogga Ku Maamulaan Yahuudda (Sawiro)

Madaxweynaha dalka Mareekanka Donald Trump ayaa safarkii ugu hoyeeyey ku gaaray dhulka ay maamusho Yahuudda, iyo dalka Falastiin.

Donald Trump oo booqasho laba maalin ah ku tagay dalka Sacuudiga ayaa u baqooley dhulka ay ku muansanyihiin Yahuudda iyo Shacabka Falastiin, waxaana meelaha uu booqdey ka mid magaalada Qudus oo rabshado ay ka dhaceen.

Dad careysan ayaa isu soo baxay wadooyinka Magaalada Qudus, kuwaas oo kasoo hojeedey safarka Madaxweynaha Maeekanka uu dhulkooda ku gaaay, Ciidamada Yahuudda ay rasaas ku fuey Shacabka isu soo baxa sameenayey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE