Sawiradii Ugu Horeeyey Ee Laga Helay Guryaha Caawa Ay Gubeen Maleeshiyada Alshabaab Ku Yaalla Shabeelada Hoose (Sawiro)

Sida aan ku sheegney warbixinadeenii hore deegaano kala duwan ayaa caawa waxa weerar kusoo qaadey Maleeshiyada duur ku jirta Alshabaab oo isbaheysi la ah Mooryaanta kasoo jeeda Gobolada dhexe ee Xoogga ku haaysta Beeraha ku yaalla Shabeelada hoose.

Waxa noo suura gashay in Sawiro aan ka helno qaar ka mid ah deegaanada Caawa la gubay, waxaana guud ahaan dhulka lala simay guryo badan oo ay degenaayeen dad Shacab ah, iyadoo dadkan aan ogeyn sabab rasmi ah oo lagu maagay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE