Sheeko Xiisa Badan Fanaanadda Laki Xaji Waceys Oo Istaaga Ka Dhacdey Makii Ay Maqashay In Odeygeeda Uu Guursadey Saaxiibteed (Video)

Sheeko xiisa badan oo ay jilayaal ka yihiin Fanaaniinta caanka ah Laki Xaaji Waceys, Xuseen Shire iyo Ilhaan Xaago ayaa noqotey sheeko xamaasad leh oo lagu cabiraayey qiyaanada labada hablood ee saaxiibada ah islamarkaana halka Nin isku qabsada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE