Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Oo Faafaahin Ka Bixiyey Weerarada Naf-lacaariga Ah Ee Maleeshiyada Alshabaab Kusoo Qaado Deegaanada Gobolka

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada hoose Ibraahin Aadan Najax oo wareysi siiyey Laanta Afsoomaaliga ee VOA ayaa waxa ka waramay duulllaanada fuleynimada ah ee kooxda Alshabaab ay kusoo qaadaan deegaano ku yaalla Shabeelada hoose.

Mudane Najax ayaa marka hore sheegay in Alshabaab ay la dirirsanyihiin guud ahaan Umada Soomaaliyeed, waxaana falalkan uu ku tilmaamay kuwo ay kusii kordhinaayaan cadaawadda ay u qabaan Shacabka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE