Dhamaan Akhristayaasha Markacadey.com Waxaan Leenahay Ramadaan Karaiim (Balan-qaad)

Akhristayaahsa Shabakadda Markacadey.com ama Markanews, waxaana ugu hambalyeeneynaa Dhalashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo maanta guud ahaan Muslimiinta Caalamka ay u tahay maalintii koowaad Ee Ramadaanka.

Akhrisstayaasha sharafta leh ayaa waxaan u balan qaadeynaa in aan usoo gudbin doonno Duruus diini ah, Maqaalo ku saabsan Axkaamta Soonka iyo Warbixinno la xiriira sida dalka loogu arko Maalmaha Barakeysan ee Soonka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE