Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtey Magaalada Garowe (Sawiro)

Madaxweynaha  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa maanta dib ugu soo laabtay   magaalada Garoowe ee caasimada Dawladda Goboleedka Puntland, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyey.

Dr Gaas ayaa markii uusoo degaya ka dib wuxuu ugu horayn ugu hambalyeeyay ummadda Soomaaliyeed dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan, ka dibna wuxuu faafhaahin ka bixiyay shirkii London ee arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayay kaasi oo uu ka qaybgalay.

Madaxweyanaha Puntland ayaa markii uu  soo gabagaboobey Shirkii London ayaa waxa safaro kala duwan uu ku tagay Wadamada Scandanevianka, halkaas oo uu kula soo kulmay qurba joogta Soomaaliyeed, sidoo kale waxa uu kulamo la qaatey qaar ka mid ah shirkadaha Maalgashida ee dalka Finland.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE