Wariye Cabdimaalik Muuse Col-doon Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaaladii Uu Ku Dhashay Ee Burco (Video)

Waxaa maanta Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer maanta lagu loogu soo dhoweeyay Wariye Cabdimaalik Muuse Col-doon oo ku dhaawaad far bilood ku xirnaa xabsi ku yaalla magaalada Hargeysa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE