Qeybtii Labaad Musalsalka BADBAADO Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Oo Jilayaan Fanaaniin Can Ah (Video)

Fanaaniintii ka qeyb qaatey sheekadii Qooto-qooto ayaa soo saarey Musalsal cusub oo la magac baxay BAD-BAADO, Qaybta Kooaad ee Musasalka ayaa Looga hadlayaa SOONKA  waxaana ka qayb qaadanaya Fanaaniin Caan ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE