Shacabkii Tuulooyinka Oo Ay Kasoo Qaxiyeen Maleeshiyada Alshabaab Oo Soo Gaarey Qeybo Ka Tirsan Magaalada Marka (Sawiro)

Shacab badan oo ku dhaqnaa deegaano ku yaalla duleedka magaalad Marka oo si khasab ah ay usoo barakiciyeen Maleeshiyada Alshabaab ayaa kusoo qulqulaya Magaalada Marka.

Dadkan oo madax ku wata alaabtii ay ku dhaqmayeen ayaa waxay gacmaha ku jiidayaan Ciyaal yar yar oo qaarkood aan socodka xamili karin, waxaana ka muuqata nolol tii ugu llidatey.

    

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE