Warbixin Xiisa Badan Waxqabadka 100-kii Maalmood Ee Madaxweyne Farmaajo Ee Uu Xilka Haayey (Video)

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Nabad iyo Nolol, waxaana Barnaamijkan oo Xiiso badan huwan Diiradda lagu saaray waxyaabaha u qabsoomay Madaxwayne Jamhuuriyadda fedaraalka Soomaaliya Farmaajo iyo wxqabadka 100-kii maalmood ee ugu horeeyay.

Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Guulaha Safaradii uu galay madaxwaynaha, Siduu uga jawaabay Xaaladihii Abaarta,  Booqshooyinkii uu ku kala tagay Baydhaba iyo Afgooye Miro-dhalkii kasoo baxay,   iyo Qodobo kale oo Xiiso leh.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE