Nashiido Dardaaran Ah Oo Loo Qaadey Madaxweyne Farmaajo “Maamulkii Dalkeenaa Midigtaada La Saaree Madaxweyne Farmaajo, Soomaali Mideysan Midab Soocan Laheynaa Mudanow Aan Rabnaa” (Video)

Nasiido Soomaali ah oo dardaaran ah ayaa waxa loo qaadey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Nasiidan oo aan laheyn wax musik ah.

Miraha Nashiidada oo u badnaa kuwo dardaaran ah ayaa Madaxweynaha loogu sheegay in Soomaalidu ay u baahantahay Caddaalad, Midnimo, Horumar iyo wax isla qeybsi aan ku dhisneyn kala sooc umadeed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE