Dhageyso Gudoomiyaha Deegaanka Leego Oo Ka Warbixiyey Howlgallao Ka Socdo Qeybo Ka Mid Ah Shabeelada Hoose

Gudoomiyaha Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelada hoose Abuukar Isxaaq Al-cadaala ayaa faafaahin ka bixiyey howlgallo ka socda qeybo ka mid ah Gobolka, kuwaas oo ay iska kaashanayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in howlgalka xoogiisa uu ka dhacey inta u dhaxeuysa Garoonka Balli-doogle ilaa deegaanka Leego, halkaas oo ay kula dagaalameen kooxo burcad ah oo caadeystey dhibaateynta Shacabka musaafurka ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE