Warbixin Laga Soo Saarey Qiimeyn Awoodda Milateri Ee Dalalka Afrika, Iyo Soomaaliya Kaalmaha Ugu Hooseeya Ka Gashey Liiskan (Video)

Wrabxin lasoo saarey ayaa lagu sheegay in awooda Milateri ee qaaraadda Afrika ay haaystaan Ciidamada Milateri ee dalka Masar, qiimeyntan oo lagu saleeyey qalabka iyo tayada Ciidan ayaa waxa soo raaca wadamo kale oo caan ah.

Warbixin ay soo saartey hey’adda dunida u qaabilsan Ogaashiyaha Awoodda Ciidan ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan GFP ayey ku sheegtey in dowladda Masar ay tahay dowlada ugu wanaagsan Ciidanaka Milateriga.

Milateriga dalka Soomaaliya ayaa qiimeyntyan ka galey kaalinta 29-aad, waxaana kaliya ka hooseeya Jamhuuriyadda Afrikada dhexe, Liiskan ayaa dowlada Itoobiya waxay ka gashay kaalinta seddaxaad, halka dowladda Aljeeriya ay soo gashay kaalinta labaad.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE