Boqolaal Tahriibayaal Afrikaan U Badan Oo Laga Badbaadiyey Xeebaha Jaseeradda Lampedusa (Sawiro)

Maraakiib laga leeyahay dalka Talyaaniga ayaa ayaa xeebaha Jasiiradda  Lampedusa ka badbaadiyey boqolaala muhaajiiriin oo kasoo jeeda qaaradda Afrika.

Muhaajiriin lasoo badbaadiyey ayaa waxa ku jira dad Soomaali ah oo doonayey in ay gaaraan Xeebaha Talyaaniga si halkaas ay uga sii gudbaan dadka Talyaaniga oo nolol fiican ay uga helaan.

Doon sidey Tahriibayaash ayaa la sheegay inay kasoo shiraacatey dalka Liibiya halkaas oo marin u ah Tahriibayaasha ka safraya qaaradda Afrika, Waxa la sheegayaa in maraakiibtan ay si dirqi ah ku badbaadiyeen dadkan oo doonaya inay raadsadaan nolol dhaanta tan hadda taala wadamada ay ka cararayaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE