Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Ka Sheekeeyey Gabar Caqli U Saaxiib Ah Oo Diidey In Ninkeeda Lagu Diro (Video)

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in uu aad ula yaabay Gabar caqli badan oo ka reesay dad doonayay inay Ninkeeda ku diraan maadaama Naag kale lala guursaday.

Gabadhaan ayaa soo ogaatay in Ninkeeda uu la qabo Naag kale balse taas badalkeeda waxa ay iska dhigtay qof aan ogeyn oo kale si aysan xaalada u sii xumaan walina Ninkeeda aanan loogu dirin .

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE