Daawo Muxaadaro Qiimo Badan Oo Ku Saabsan Dhowrsanaata Qofk Muslimka (Video)

Ku soo dhawaada oo ka bogta muuqaalkan kooban ee barnaamijka Miraha Diintu idiinku talo galay, Wuxuuna ku saabsan yahay dhowrsonaanta qofka muslimka ah, Waxa soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil, Waxa muuqaalka duubay Baraarug Media.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE