Dhageyso Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Tallaabo Wanaagsan Ku Tilmaamey Barnaamijka Xasilinta Caasimadda Ee Ka Socda Muqdisho

Siyaasiga Soomaaliyeed Salaad Cali Jeele oo kamid ah Shakhisyaadka si cad u taageeray barnaamijka dowladda Sooomaaliya ee hubka ay kaga dhigayso kooxo la sheegay in ay yihiin hogaamiye kooxeed-yaal ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo howlgalka ka socda Muqdisho.

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in isaga laftirkiisa uusan haysan wax hub ah , isla markaana uu dowladda la shaqaynayo, si loo soo celiyo nabada iyo kala da,beynta, wuxuu farey hey’adaha amniga in ay dadaalada xasilinta caasimdda ku fidiyaan guud ahaan degmooyinka Caasimdda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE