Ciidamada Boliiska Gobolka Banaadir Oo Gacanta Ku Dhigey Nin Galmo Sharci Dar Ah Ku Sameeyey Gabar Qur’aan Saar Loogu Geeyey (Video)

Ciidamada booliska ee degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay wadaad lasheegay in Uureeyay Gabar yar oo qoyskeeda ugu geeyeen Qur’aan saaris.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE