Dhageyso Wararkii Ugu Dambeeyey Xiriirka Sii Xumaanaya Ee Dalalka Khaliijka Iyo Dadaalo Diblumaasiyadeed Oo Bilaawdey

Dalalka Kuwait iyo Turkey ayaa bilaabay dadaalo diblamaasiyadeed oo ay ku qaboojinayaan xiisadda adag ee ka taagan dalalka Khaliijka ee go,doomiyey dowladda Qatar.

Axadii ayey aheyd marki Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ay ku dhawaaqeen in ay xiririka u jareen dawladda Qadar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE