Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM Ee Dalka Jabuuti Oo Dhuula Tus Kusoo Bandhigey Gobolka Hiiraan (VIDEO)

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga afrika ee ka socda dalka Jabuuti ee ka dagaalamaya Gobolka Hiiraan ayaa Dhuulatus Ciidan soo banigey xilli ay u diyaar garoobayaan weeraro ay ku qaadaan deegaanada ay Shabaabku maamulaan.

Ciidamada dalka Jabuuti oo qeyb ka ah howlgalka Midowga ee AMISOM ayaa gacanta ku haaya dhul badan oo ku yaalla Gobolka Hiiraan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE