Dhismaha Wadada Sodonka Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Xawli Ah Ku Socda (Sawiro)

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxa ka socda horumar dhinaca dhimaha Wadooyinka  ah oo ay wadaan Shirakadaha dhismaha iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Wadada Sodonka oo ka mid ah WadooyinkaoMuqdisho ee ku burburey dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacey ayaa waxa dhawaan ku bilaawdey dhisme la doonayo in lagu hagaajiyo burburka wadadaasi oo in mudda ah ay ku dhib qabeen Gaadiidka.

Dhabahan oo dhex dhowr degmo ayaa mid ka mid ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinkaas waxa uu sheegey in ay socdaan dadaaladii ku aadanaa sidii wadada Sodonka ay ula mid noqonolaheyd Wadooyinka kale  ee ku yaalla Muqdisho.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE