Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Oo Wareysi Xiisa Badan Siiyey Wariye C.salaan Hereri (Video)

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu Wariye Cabdisalaan Hereri magaalada Kismaayo kula yeeshay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Madaxwayne Farmaajo ayaa ka hadlay Qorshaha Dawlada, Xidhiidhka kala dhexeeya maamulada,   Safarka uu ku tagay magaalada Kismaayo,  Qorshahooda ku aadan dib u dhiska dalka iyo Amaanada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE