Askarta Ciidamada AMISOM Ee Haaysta Diinta Islaamka Oo Gudanaya Waajibaadka Soonka (Sawiro)

Taliska Ciidamada AMISOM ee xarunta Xalane ayaa soo bandhigey Sawiro muujinaya Ciidamada taliska oo haaysta Diinta Islaamka kuwaas oo gudanaya Waajibaadka Soonka ee lagu waajib yeeley dadka Islaamka.

Askar ka tirsan AMISOM oo ku dukanaya Masaajid yar oo ku yaalla Xalane ayaa lasoo bandhigey iyo Ciidamada oo u fadhiya Afurka, xilli ay soomanyihiinomaalintii oo dhan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE