Dhageyso Dowladda Soomaaliya Oo Lagu Cadaadinayo Inay Xiriirka U Jarto Dowladda Qadar

Dowladda dalka Sacuudiga ayaa lasoo baxdey waji cusub ka markii ay go’aanokaoqaadatey dowladda Soomaaliya oo meel dhexe iska taagtey Khilaafka diblumaasiyadeed ee ka dhex jira dowladaha Khaliijka.

War kasoo baxey Dowladda Sacuudiga ayaa loogu soo bandhigey inay kala doortaan Soomaaliya iyo Qadar, waxaana arintaas ay soo ifbaxdey ka dib markii Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ay gaareen dalka Sacuudiga islamarkaana ay waayeen Wasiiradii dhigooda ahaa ee ay la kulmi lahaayeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE