Wareysi Xiisa Badan Oo Lala Yeeshay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe (VIDEO)

Wariyaha rugcadaaga ah ee Soomaaliyeed Cabdisalaam Hareeri oo safar ku tagey magaalada Kismaayo ayaa Waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Madaxweynaha maamulka Goboleedka Jubaland Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe ayaa ka hadlay arrimo fara badan siyaasada xidhiidhka Dowladda Federaalka ah iyo Xaalada abaarta deegaanada Jubaland Qaabka Biyaha loo xidhan lahaa iyo arimo badan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE