Akhriso Madaxweyanaha Puntland Oo Maamul Cusub U Magacaabay Degmada Taleex Ee Gobolka Sool

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Dr Cabdi wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa manta wareegto xeer madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye cusub ee degmada Taleex ee gobolka Sool.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE