Dhageyso Warbixin Xiisa Badan Oo Looga Hadley Khilaafka Khaliijka Iyo Saameynta Soomaaliya

Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka  ee Idaacada VOA waxaana Lagu eegayaa xiisadda ka aloolsan gacanka carbeed ee ka dhex oogan dalka Qadar iyo dalal kale oo xulufo ah iyo doorka arrintan ay ku leedahay Soomaaliya.

Mudooyinkii u dambeeyay ayaa waxaa si wayn loo hadal hayey Xiisadda u dhaxaysa dalalka Sucuudigu Hogoaaminayo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE