Warbixin Waxqabadka Xuliimadda Ra’iisalwasaare Kheyre Iyo Waxa Uu Kaga Duwanyahay Xukuumadii Ka Horeeyey (Video)

Xukuumadda Ra’iialwasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dhisan in ka badan seddax bilood, iyadoo intii nay jirtey la timid howl qabad la taaban karo iyo la dagaalan musuqmaasuq ragaadiyey shaqooyinka dowliga ahaa.

Inkasto ay lahaan karto dhaliilo hadana warbixintan soo socota waxa lagu soo bandhigey waxqabadka Xukuumadda iminka talada haaysa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE