Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xubno Ka Tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Sacuudiga(Sawiro)

ubnaha Jaaliyadda ee uu qaabilay gudoomiyaha degmada Dharkeenley waxaa ka mid ahaa Gudoomiye Kuxigeenka Jaaliyadda Eng Cabdulaahi Xasan Maclin Buuni, Xoghayaha Jaaliyadda Ismaaciil Xaaji Ibraahim(Jeego) iyo xubno kale.

Gudoomiyaha iyo Jaaliyadda ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa adeegyada aasaasiga ee ay u baahan tahay bulshada Soomaaliyed ee ku dhaqan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.

Gudoomiye C/raxmaan Siidcali ayaa ugu baaqay qurbejoogta Soomaaliyeed inay kaalintooda ka qaataan horumarinta adeegyada ay u baahan tahay bulshada degmada Dharkeenley.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE