Hambalyo Aroos: Mudane Maxamed Sheekh Ibraahim Iyo Marwo Xaliimo Ismaaciil

Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakadda Markacadey.com waxay hambalyo Aroos ah u diraayaan Arooska iyo Aroosadda Kala ah Maxamed Ibraahim Sheekh Nuur Cadde iyo Marwadiisa Xaliimo Ismaciil Nuur Sheekh oo Meharkooda ka dhacey Degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir.

Waxaan leenahay isku waara oo noqda kuwii Ubad wanaagsan kala hela… Aamiin aamiin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE