Daawo Kulankii Wadatashiga Ahaa Ee Beesha Biimaal Ay Ku Yeelatey Muqdisho (Video)

Kulan wadatashi ah oo ay kasoo qeyb galeen Waxgarad, dhalinyaro,aqoonyahaano, duubabkadhaqanka,siyaasiyiin iyo marti sharaf kale oo Beesha Biimaal ah ayaa waxa lagu qabtey magaalada Muqdisho.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE