Dhageyso Dagaal-Ooge Xasan Jaamici Oo U Hanjabay Shaqaalaha Idaacadda Danan Ee Magaalada Muqdisho

Dagaal-Ooge XasanJaamici oo ka mid ah horjoogayaasha Gobolada Dhexe ee dhul ballaarsiga ka wada Gobolka Shabeelada hoose ayaa u hanjabey Idaacadda Danan iyo shaqaalaheeda.

Ka dib WareysiIdaacadda ay layeelatey ayaa horjooge Xasan Jaamici lagu weydiiyey su’aallo la xiriira wadashaqeynta kala maleeshiyaadka Alshabaab ee dhibaatada ka wada Shabeelada hoose.

Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga Hanjabaadda Ah ee Horjooge Xasan Jaamici

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE