Dhageyso Dibadbax Looga Soo Horjeedo Shirarka Lagu Bahdilaayo Sharafta Beesha Biimaal Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Marka (Sawiro)

Dibadbax aad uweyn oo ay ka qeyb qaateen Shacab aad u tira badan ayaa maanta waxa uu ka dhacey duleedka Magaalada Marka.

Shacabka dibadbaxa dhigaayey ayaa sida ay muujiyeen kasoo horjeeda Shir ka dhacey Madaxtooyada Villa Somaliya, kaas oo u muuqda mid lagu fogeynayo rajada Shacabka.

Dibadbaxayaasha ayaa meel adag iska taagey Shirarkan oo ay horboodayaan Kooxo isugu jira Calooshooda u shaqeystayaal iyo kuwo dagaal-oogayaal ah oo damac dhul ballaarsi uu kaga jiro deegaanada Beesha Biimaal.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codadka, Kana Daawo Sawirada Dibadbaxa

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE