Kusimaha Madaxweynaha K/galbeed Iyo QM Oo Ka Wadahadlay Isgarab Taagga Shacabka Gobolka Shabeelada Hoose Ee La Dagaalamaya Alshabaab (Vídeo)

Shir ka dhacay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxa looga wadahadlay xaaladda murugsan ee ka jirta Gobolka Shabeelada hoose.

Ku simaha Madaxweynaha Koonfur galbeed iyo Madax ka socotey Qaramada Midoobe ayaa isla meel dhigey sidii gacan looga wada geysan lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE