Somaliland Oo War Kasoo Saartey Hadal Kasoo Yeerey Puntland (Video)

Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Jawaab ka bixisey hadal kasoo yeeray Wasiirka Warfaafinta Puntland oo sheegay inaan gobolada Sool iyo sanaag laga Hirgelin doono Doorashooyinka iyo Diiwaan gelinta Somaliland.

Wasiiru dawlaha wasaarada Amniga ee Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ku sheegay hadalka kasoo yeerey Wasiir Qarjab inuu yahay mid Laab la kac ah, Islamarkaana aysan Puntland waxba ka galin deegaanadaasi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE