Dhageyso Duq Cali Gaaywarow Oo Riyo Soo Jeed Ku Tilmaamey Shakhsiyaadka Dib Usoo Nooleeyey Damicii Indhacade Ee Shabeelada Hoose

Xaaji Cali Maxamed oo lagu naaneeso Duq Cali Gaaywarow ayaa Riyo soo jeed ku tilmaamey damaca waallida ku dhisan ee ay wadaan kooxda uu horboodayo Dagaal-ooge Yuusuf Indhacade.

Duq Cali Gaaywarow ayaa sifo xun ka bixiyey shakhsiyaadka hada wada inay soo nooleeyaaan dagaal-oogayaal aan wax kalsooni ah ku qabin Shacabka Gobolka Shabeelada hoose.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE