Daawo Sawirada Shirkii Maanta Beesha BiimaalAy KuYeelatey Magaalada Muqdisho (Sawiro)

Beesha Biimaal ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxay kusoo gabagabeysey Shir wadatashi ah oo maalmihii lasoo dhaafey ay yeelaneysey siay uga tashato Aayaheeda.

Shirkii maanta ayaa waxa ka qeyb galay Marti sharaf kala duwan, oo qaarkood ay ka yimaadeen magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadahoose, waxaana shirkii maanta uu gabagabo u ahaa Shirarkii hore ee Beesha.

Waxaan dib kasoo gudbin doonnaa Muuqaalo iyo codad kala duwan oo laga jeediyey Shirka

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE