Dagaallo Dib Uga Qarxey Degmada Xeraale Ee Gobolka Galguduud

Dagaal aad u qaraar ayaa duhurka maanta dib uga qarxay degmada xeraale kaas oo u dhaxeeyo maamulada Galmudug iyo Ahlusuna

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in dagaalka maanta uu aad uga cuslaaa dagaaladi hore  uga dhacay degaanadaas

qasaaraha dhimashada waxa goobjoogaal ku sugan degaankaas ay  soo warinayan  ilaaa 5 qofood oo labada dhinac dhaawac inuu intaas ka badan yahay ayaa la qiyaasayaaa

wixi warar ah oo kusoo kordho kale soco wararkena danbe

Isha Qaranbile.com

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE