Daawo Qudbadihii Kala Duwanaa Ee Laga Jeediyey Shirkii Beesha Biimaal Uga Soo Idlaadey Magaalada Muqdisho (Video)

Beesha Biimaal ayaa maalintii Khamiista ee aan soo dhaafney shir kusoo gabagabeysey magaalada Muqdisho, waxaana shirkaas uu gun iyo gunaanad u ahaa Shirar Beesha ay uga tashaneysey aayaheeda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE