Dowladda Fedaraalka Oo Baarlamaanka Hirshabelle Ku Taageerey Xilka Qaadistii Madaxweyne Cosoble (Akhriso)

War qoraal ah oo kasoo baxey dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegey in lagu taageerey go’aankii Baarlamaanka Hirshabelle.

Qoraalkan oo kasoo baxay Wasaaradda arimaha gudaha ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ku saxiixan Wasiirka arimaha gudaha Mudane Cabdi Faarax Juxa.

Maalmihii lasoo dhaafey ayaa xiisad siyaasadeed waxa ay ka taagneyd magaalada Jowhar ka dib markii Baarlamaanka Hirshabelle ay xilka ka tuureen Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE