Dhageyso Wareysi Nin Soomaaliyeed Oo Xaaskiisa Ku Diley Dalka Ingiriiska

Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Aasiya Cumar oo aheyd ayaa maalintii Isniinti lagu dilay magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, kadib marki uu toorreey ku dhuftey seygeeda oo lagu magacaabo Aaden Dahir.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ka mid ah Wariyeyaasha VOA-da ayaa dilkan ka waraystay Ayaan Cabdulaahi Macalin oo ku sugan magaalada Bristol, qaraabo dhowna ay yihiin marxuumad Aasiya Cumariyo odaygeedii Aden Daahir.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE