Dhageyso Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadlay Howlgalkii Bariire, Sheegeyna In Dadka La Laayey Ay Yihiin Alshabaab

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in hawlgal qorsheysan uu ka dhacay meel u dhow deegaanka Bariire lagu bartilmaameedsadey saldhig ay degenaayeen Kooxda Alshabaab.

Hawlgalkaasi ayaa saraakiishu horey u hadashey ay xaqiijiyeen inay ku dhinteen in ka badan 10 qof, waxaana Wasiirka uu beeniyey in dadka halkaas lagu laayey ay yihiin dad shacab ah isagoo meesha ka saarey in dadka lagu weerarey guryahooda.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE