Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Fanaanka Dalmar Yare Oo Kusoo Bandhigey Heeso Iyo Kaftan Lala Dhacay (Video)

Fanaanka Dalmar Yare iyo Gabadha Wariyaha ah ee aadka u shidan Filsan ayaa soo duubey barnaamij gaar ah oo ay kusoo bandhigeen heeso cusub iyo muuqaallo kaftan uu ku dheehanyahay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE