Maamul Goboleedka Jubbaland Oo Dood-Wadaag U Qabtey Shacabka Magaalada Kismaayo (Video)

Wasaaradda Arimaha gudaha ee Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa dood wadaag u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Kismaayo,iyadoo dood-dan ay ka qayb-galeen qaar kamid ah Golaha Wasiirada ee Maamulka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE